kamiinasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kamiino.

kamiino

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-ntay, -natay)

Macnaha:

  1. Neef aad u ooman biya cabid.