kamiinjebin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kamiinjebi. ld kamiinjebis.

kamiinjebi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Neef ooman biyo ku qaboobid.

kamiinjebis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kamiinjebin.