kankan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ur xooggan oo meel ka soo baxa.
  2. Ka k.: ur udgoon meel ka soo carfid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur