kansarbeereed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Burobahalaad ka baxda beerka waxay ku badantahay Afrika iyo waddamada kale ee cimilada kulul waxa keeni kara fangas iyo sumo kale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur