kansarkeeneQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Onkojiin.Lamidka: OnkojiinSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
onkojiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:(baay.) Jiin ay leeyihiin fiirusyadu iyo unugyo naasley oo keeni kara kansar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0