kantiin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Dukaan yar oo laga qaato raashinka iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur