karaamayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg karaamee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

karaamee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

Macnaha:

  1. 1. Cid karaamo siin (Eebbe). 2. Cid xurmayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur