karaarin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg karaari. ld karaaris.

karaari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Wax badin. 2. Xowli kordhin.

karaaris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld karaarin.