karasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Adkaysi, karti. 2. eeg karo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

karo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-oday, -otay)

Macnaha:

  1. Maro, darbaal iwm oo meeli ka daloosho karin saarasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur