kareeb

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhar jilacsan, midab leh oo qurxan oo haweenku qaataan. ld kirib.

kirib

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kareeb.