karhasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg karho.

karho

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-haday, -hatay)

Macnaha:

  1. Wax niyadda ka necbeysasho.