kariimQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin. 2. Qof deeqsi ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
kariinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kariim.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0