karkabee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. Cid hawl qabashadeed inay dedejiso ku dirqin. ld karkabadee.

karkabadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. ld karkabee.