karkaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Ku dirqinta hawl qabasha-deeda lagu dirqiyo cid iney si degdeg u qabato. ld karkabad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
karkabadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld karkabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00