karmayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg karmee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

karmee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

Macnaha:

  1. 1. Meel laba xiddigood u dhaxeysa oo aan midna u bursanayn fariisasho (dayax). 2. Maro iwm. karmo u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur