karootoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nooc qudaarta ka mid ah oo leh bari cas oo cunta lagu darsado; dabacase.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dabacaseQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Geed nagaar khudaarta la cuno ka mid ah, oo caleen ballaaran iyo buruq dhuuban oo dhulka ku xabaalan leh; karooto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0