karraani

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof xafiis, dukaan iwm ka shaqeeya oo wixii qorid u baahan qora.