karrayso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Meel dhibaato leh meel ka fiican ka doorsasho. 2. Jirro ka bogsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur