karriin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld garriin.

garriin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Raadka ay cabbidda iyo cuntada qaarkeed afka ku reebaan. ld karrii.