karuurasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg karuuro. ld karoorad, karoorasho, karuurad.

karuuro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Wax badan is dul saarasho. ld karooro.

karoorad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld karuurasho.

karoorasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld karuurasho.

karuurad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld karuurasho.