karuurmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. 1. eeg karuuran¹. 2. eeg karuuran³.

karuuran

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

Macnaha:

  1. Wax meel tuurmay noqosho.
  2. Wax meel tuuran ahaansho.
  3. Caano karuur noqosho.
  4. Caano karuur ahaansho.