kashkaashnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kashkaashan. ld kashkaashnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kashkaashan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-shnaa, -shnayd)

Macnaha:

  1. Wax la kashkaashay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kashkaashnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld kashkaash-naan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur