kawirasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kawiro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kawiro

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Haweeney kawir marsasho ama habka kawirka u firasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur