kaxarbe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gaxarbe.

gaxarbe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dacool midab sharax-sharax ah iyo qaabab kala duwan leh oo badda laga helo. 2. Roob badan oo muddo dhac da'a. 3. Dhagax adag, midab gaduudan leh oo loo isticmaala qurxinta dhismayaasha. ld kaxarb.