kayd-faraq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dad ..., m.l)

Macnaha:

  1. (fiis.) Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab laba barood oo mareeg danab ka mid ah dhexdooda. Halbeegga Caalamiga ee keyd faraqu waa foolt (V). V = W/Q.