kaydso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cunno, lacag iwm meel dhigasho si aad mar kale u isticmaashid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur