kaymaynQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(juqr.) Dariiqadda dhul looga dhigo mid kayn leh iyada oo aan meeshaasi hore u lahayn dhir.