kaynaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Geeddi meel fog loo guuro oo aan nasasho badan lahayn.
  2. Geeddi dheer oo aan nasasho badan lahayn guurid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur