kaytiin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-no, m.dh)
Macnaha:
- Walax geeso oo kale ah oo laga helo gidaarada unugyada fangi farabadan; waxaana uu ka koobanyahay boolisakaraydhyo. Waxa uu ka mid yahay walxaha daboola jidhka cayayaanka.

