kebbisid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg kebbis². ld kabbisid.

kebbis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld kabbis (-syo, m.dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo. 2. ld kebbin.
  2. Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo iwm. meel ku sameyn. ld kabbis².

kabbisid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld kebbisid.