kebedgaloolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-llo, m.dh)Macnaha:Nooc kebdaha ka mid ah oo laga sameeyo mayrax galool. ld gebedgalool.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gebedgaloolQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld kebedgaloo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0