keebQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:Bir yar oo qaroofsan oo kolka farta dib loogu soo jiido, qarxiyaha ka wareegta, oo xabbaddu dhacdo; riishad. .Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
riishadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Bir yar, qoolaaban oo buntuqa xaggiisa hoose ku samaysan oo dib farta loogu riixo marka buntuqa xabbad laga ridayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00