keligitashe
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (keligood tashayaal, m.l/dh) (siyaa.) Hoggaamiye, ama qof kale oo leh awood weyn, oo awooddiisuna ku isticmaala si xaq daro iyo cadowtinnimo. ld kaligitashade.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

