keni-adayg

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qof go'aan adag leh. ld keni-adkaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

keni-adkaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg keni-adag. ld keni-adayg, keni-adkaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur