kensi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld kansi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Lacag, dhagax, bir iwm oo qaali ah si gaar ahna loo ilaaliyo. ld kensi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur