keratiinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(baay.) Koox ka mid ah borotiinnada miiqan ee laga helo timaha, baalasha, qoobobka iyo geesaha.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0