keretinniismQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Maraarnimo.Lamidka: MaraarnimoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maraarnimoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(daaw.) Xaalad cudureed oo ka timaada ayadoo lagu dhasho shaqi yari qanjirdhiiqa taayroyd. Astaamaha ahaan: gaabni, caqli dhimanaan, muuqaalka wajiga oo gaar ah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0