khaatimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Sida wax waliba ku dhammaadaan ama ku dambeeyaan; ciribdambeed. ld khaatumo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ciribdambeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Waxa nasiib u noqda ee qof noloshiisa ku dambeyso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khaatumo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld khaatimo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur