khaawis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Fiirada qof meel daloosha laga fiiriyo isaga oo aan ogeyn.
  2. Iyadoo aan ogeyn cid meel daloosha ka firiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur