khaayirid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khaayir².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khaayir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Si yasid iyo jeesjees leh oo cid loo fiiriyo.
  2. Si yasid iyo jeesjees leh cid u fiirin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur