khaayisid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khaayis².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khaayis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Cunto waqtigeedii dhammaa-day oo dhacday. 2. Cunto baryood ah.
  2. Cunto waq-tigeedii dhammaaday oo aan la cuni karin noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur