khabaarsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg khabaarso. ld kha-baarsad, khabaarsi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
khabaarsoQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:War raadsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
khabaarsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhibaato ay dhaliyeen col iyo abaar. ld khabarsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00