khabiid

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof aan weji furreyn oo xaasid ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur