khaddaab

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Qad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.
  2. Haween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur