Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg khafiifsan. ld khafiifsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4
Isrogrogga: (-naa, -nayd)
Macnaha:
Wax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur