khajilaad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Dareen naxdin iyo xishood badan leh cid fagaara joogto ay muujiso. ld khajalid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khajalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khajal². ld khajilaad, khajilid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur