khaliifnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khaliifan. ld khaliif-naansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khaliifan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

Macnaha:

  1. (dii.) Qof la khaliifay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur