khaljiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg khalji².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

khalji

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. Qoryo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhiso ama bedemmada iwm lagu awdo ama lagu karo; sarab; sadaq.
  2. Khalji wax ku dhisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur