khalkhal-birlabeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.fal) Qulqulad weyn oo ku dhacda bed birlabeedka dhulka oo dunida oo dhan saamaysa, taas oo dhammaan ama sida badan qarinaysa isbeddelka maalmeed.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur