khamiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-syo, m.dh)

Macnaha:

  1. Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan. ld qamiis.
  2. Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur